Minxooyin Waxbarasho oo Switzerland ah. PhD, PostDoctoral iyo Research Fellowship
Dalka Switzerland waxa uu Soomaaliya ugu deeqay minxooyin waxbarasho oo kala ah Postdoctoral, PhD iyo Research Fellowship. Dadka doonaya in ay ka faa’iideystaan fursadahan waxa ay macluumaadka ka heli karaa…