Deeq Waxbarasho oo Japan ah

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa fursad minxo (deeq) waxbarasho oo dalka Japan ah taas oo ay ka faa’iideysan karaan aqoonyahannada iyo ardayda Soomaaliyeed ee doonaya in ay cilmibaaris ku diyaariyaan darajada labaad (master) iyo saddexaad (PhD) ee jaamacadda. Qeybta Hoose ee qoraalkaan waxaa ku lifaaqan macluumaadka iyo shuruudaha minxadan oo la dalban karo ka…