FURSAD: Minxo Jaamacadeed oo Thailand ah

Ardayda iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ee danaynaya waxbarasho sare (Jaamacadeed) oo bilaash ah waxa ay ka faa’iideysan karaan fursad minxo waxbarasho heer sare ah oo uu bixinayo dalka Thailand, taas oo ka kooban heerarka kala duwan ee jaamacadda sanad waxbaraasheedka 2022/2023. Waxaad ka heli kartaa macluumaadka minxooyinka 2022/2023, kana dalban kartaa linkigan: HALKAAN

FURSAD: Minxo Jaamacadeed oo ay bixinayso Austria

Ardayda iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ee danaynaya waxbarasho sare (Jaamacadeed) oo bilaash ah waxa ay ka faa’iideysan karaan fursad minxo waxbarasho heer sare ah oo ay bixinayso dowladda Austria, taas oo ka kooban heerarka koowaad, labaad iyo saddexaad ee jaamacadda (undergraduate, graduate and post-graduate) sanad waxbaraasheedka 2022/2023. Waxaad ka heli kartaa macluumaadka minxooyinka 2022/2023, kana dalban…