Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa u dabaal degtay munaasabadda kowda Luuliyo oo ku beegan maalinta xornimada gobollada Koofureed, Midowga Woqooyi iyo Koonfur iyo curashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Soomaliya mudane Shariif Sh Axmed iyo masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa ka qeyb galay munaasabadda.